Bayaan ka soo baxay Al-Shabaab: “13 sano ayaanu ku raad joognay Jen. Galaal”

Al-Shabaab ayaa bayaan kasoo saartay weerarkii xalay ka dhacay hotelka Afrik ee magaalada Muqdisho. Weerarka ayaa ku bilawday gaadiid laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo lagu dhuftay albaabka hotelka, waxaana ka dib gudaha u galay dagaalyahano hubeysan oo hotelka ka dhex dagaalamayey illaa xalay saqdii dhexe. Weerarkan ayaa waxaa lagu dilay dad badan oo uu … Continue reading Bayaan ka soo baxay Al-Shabaab: “13 sano ayaanu ku raad joognay Jen. Galaal”